Thursday, May 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shill aad u xun oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera

Published on May 7, 2019 by   ·   No Comments

Shilkan ayaa saaka ka dhacay meel u dhaxaysa tuulada Xamaar iyo Tuulada Laf Ruug oo yaala wadada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa.   Labada Baabuur ee isku dhacay ayaa midi ahaa rakaab ka soo baxay magaalada Hargeysa oo ku sii jeeday magalada Burco ooay leedahay shirkada socdaalka ee Damal.  Baabuurka kale ayaa isaguna ahaa baabuur Xaamulka ama kuwa loo aqaano Waaraadka.

shil3

Ilaa hada waxa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen shilkan 6 ruux oo kala ah 3 dumara iyo sedex  ragga.  Waxaana jira dhawac badan oo qaarkood xaalada halis ah ku jiraan.  Ilaahay ha u naxariisto intii ku geeriyootey, inta dhawaca ahna ilaahay ha caafiyo.

 

shil5 shil4  shil2 shil1

 
,, ,,,.