Thursday, May 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xeer ilaaliyaha Guud oo qoraal uu kaga codsanayo inay xasaanada ka qaadaan xildhibanka xidhan u soo direy gudida joogtada ah ee golaha wakiilada iyo gudida oo ku gacansaydhay

Published on May 12, 2019 by   ·   No Comments

Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa sheegtay in habkii loo qabtay iyo xadhiguusuba oo baalmarsanaa dastuurka sidaas darteed ay diideen codsiga uga yimid xeer ilaaliyaha in xasaanada xildhibaanka laga qaado.  waxayba codsadeen in xoriyadiisii degdeg loogu soo celiyo. cidii dastuurka jebisayna talaabo laga qaado.

Gudida joogtada ah ayaa maadama golahu ku jira fadax iyagaa ka sii masuulo arimahii golaha ilaa inta uu golshu fasaxa ka soo laabanayo

 
,, ,,,.