Sunday, August 25th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Madaxweyne Muuse biixi oo hadal ka jeediyey xafladii kulankii afurka iyo cashada ahayd ee madaxtooyadu ku casuuntay culumada Somailland ayaa sheegay inay muhiim tahay in qofka kaste denbiguu galo lagu qaado darajaduu doono ha lahaadee

Published on May 13, 2019 by   ·   No Comments

Waxa ka mid ahaa hadaladii madaxeynaa in nabada dalka iyo amingaba si wada jira loowada ilaaliyo.  cidii Khalkhal gelinaysa dalka xilikii kaste oo ay hayso in gacan bir ah lagu qabto.  Qofka xilka hayaa fidnada uu bilaabaa way ka weyntahay qofka caadig ah ee aan xilka haynin.

Hadii qof denbigalo ama uu dhibaato geysto ilaa madaxweyne haduu yahay impiijment baa la saarayaa, haduu wasiir yahay waa la qabanayaa,  hadii uu  yahay xildhibaani qarankii kala duminayana xeer baaynu ka dhiganay oo waa la qabanayaa.  Inaynaan noqon dowlad dadka danyarta uun ku qabata denbiga ka madaxda ahi markuu denbi geystana ka daaysa.

muse23

 

culimo6

muse24 faysal2 khaliil culimo12

culimo3 culimo1 culimo7 culimo2 culimo8 culimo9 culimo10 muse22 culimo5 culimo4

 
,, ,,,.