Tuesday, September 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo bulshada ka tacsideeyay khasaarahii ka dhashay roobabkii ka da,ay Hargeysa isla markaasna beeniyey inuu kulan la qaatay sariirka dalka Qatar

Published on May 14, 2019 by   ·   No Comments

Gudoomiye Cirro ayaa sheegay in weli ay taagantahay khatartii balayga weyn ee daami oo madaxweynahuna amarka ka soo saaray sanadkii hore.   Cirro oo ka hadlaya booqasho uu ku tegay Kenya oo la sheegay inuu la kulmay safiirka dalka Qatar u jooga Kenay.  Gudoomiyahuna wuu beeniyey inuu la kulmay. laakiin waan la kulmi karaa diyaarna waanu u nahay xili kaste oo munaasiba.

Gudoomiye Cirro ayaa ka hadlay sharcidarada lagu xidhay Xildhibaan Dhakool, waxaanu sheegay inay tahay Dastuur jebin, madaxweynahana ka masuula inuu dastuurka ilaaliyo, haduu ilaalin waayana sharcigaa sheegaya waxa ka iman kara.  Wuxuu nasiib daro ku tilmaamay in xildhibaankii oo katiinadaysan maxkmada la geeyay hadana ilaa hada weli uu xidhan yahay isagoo.    baarlamankii iyo maxkamaduba sheegeen inay sharcidaro tahay.  Waxa kale oo uu ka hadlay inuu weli xidhanyahay gudoomiyahii garabka dhalinyarada xisbiga Wadani

 
,, ,,,.