Monday, July 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka warbixiyey halkuu marayo khasaarahii ka dhashay roobkii xalay fiidkii ka da,ay magaalada Hargeysa

Published on May 14, 2019 by   ·   No Comments

Waxanu sheegay in dhamashadu marayso 6 qof, ka dib markii hal qof oo dumar ah meydkeedii saaka la helay.  Dhawacuna wuxuu marayaa 12.   Waxa iyaguna jira khasaaraha gaadiidka ku burburay oo ku baaba,ay, oo gaadhaysa 12 baabuur, halka ilaa 50 baabuur ciidanka dabdemiska iyo ciidanka boolisku ka badbaadiyeen.  Guryaha uu khasaarahu gaadhay waxay u badanyahiin guryo jiingada uu ka qaaday iyo deyrer dumay.

 
,, ,,,.