Sunday, August 25th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Barnaamijka Afuri Walalaal Baahan ee SDWO Relief Project oo deeq raashin ah gaadhsiiyey dad danyar ah oo ku nool xaafada daami ee Hargeisa

Published on May 17, 2019 by   ·   No Comments

Waxa na soo gaadhay $300 oo ay ku soo sadaqaysteen dad degan magaalada London.  Waxa noo suurtogashay inaan gaadhsiino 5 qoys oo raashin ugu iibinaya sida barius. daqiiq. saliid. sonkor. timir iyo caanoboodhe.

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan.  

Nagala soo xidhiidh:  Samafal@SDWO.COM

received_296125887958196

received_357677641762486
received_426677588126002
received_293052681600947iftaar

 
,, ,,,.