Tuesday, September 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wararka sheegaya in Wasiirka Maaliyada laga dhigay ku sii simaha Wasiirka Qorsheynta isagoo uu joogo wasiir ku xigeenkii Qorsheyntu

Published on June 6, 2019 by   ·   No Comments

Boqor Axmed iimaan Warsame oo ugu baaqay wasiir ku xigeenka Wasiirka Qorsheynta inuu xilka iska casilo maadama oo wasiirka maaliyada laga dhigay ku sii simaha wasiirka qorsheynta oo uu labada wasaaradood uu isku sii hayo.  Waxa cadaataybuu yidhi oo go,aanka madaxweynaha ka muuqata in wasiir kuxigeenka iyo beesha uu ka soo jeedaba aan lagu aamini Karin inuu wasaarada uu maamulo oo uu xitaa noqdo kusii simaha wasiirka maadama sida caadiga ah wasiir ku xigeenka wasaaradahu ay noqdaan ku sii simaha wasiirka markaanu joogin.

 
,, ,,,.