Tuesday, June 25th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Somaliland oo maanta soo saaray eedeemaha loo haysto Cabdimaalik Coldoon

Published on June 11, 2019 by   ·   No Comments

1.Ceebayn dugsiga abaarso tech, ardayda iyo macalimiinta.    Cabdimalik ayaa hore ugu tilmaamay dugsiga abaarso tech meel ardayda lagu baro iskugalmoodka dadka isku jinsiga ah.

2.Dacaayada ka dhan ah qaranka Somaliland, isagoo faafiyey qoraalo ay ka mid yahiin, taliskani tubtii buu hayaa talisyadii hoogay, iyo taliska muuse bixii waa taliskii Cabdi Ileey oo soo koraya.

3.Faafin warar been abuur ah.

 
,, ,,,.