Friday, February 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dowlada Sucuudiga oo sheegtay in xoolaha Somaliland laga soo dhoofinayo ay warqada ogolaanshaha caafimaadka ka soo qaataa dowlada Somaliya

Published on June 25, 2019 by   ·   No Comments

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in xukuumad ahaan gebi ahaanba la joojinayo xoolahii xajka ee sanadkan.   Dowlada sucuudiga ayaa xiliga xajka oo keliya  furta qaadashada xoolaha Somaliland oo ah  marka keliya ee uu xoolaheena u baahanyahiin, markuu xajku dhamaadan xololahiinu way xanuusanayaan oo waanu joojinay ayey yiraahdaan buu raaciyey wasiirku.

 
,, ,,,.