Wednesday, October 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Agaasimahii hore ee wasaarada Shaqada iyo arimaha bulshada oo xilkii si rasmiya u wareejiyay

Published on July 10, 2019 by   ·   No Comments

Xaflada xilwareejinta agaasime Maxamed Cilmi Adan – Ilkacase ayaa noqotay xafladii ugu balaadhnayd ee agaasime xil ku wareejiyo iyadoo bulshada iyo aqoonyahan kala duwan oo badani ay ka soo qaybgaleen aadna agaasinmahii hore loogu amaanay waxqabadkii mudadaas dheer ee uu u soo shaqeeyay qaranka tan iyo xukumadii siilaanyo mudo ku dhow 9 sanadood.  Maxamed Ilkacase ayaa hore u soo noqday agaasimayaasha, wasaaradaha, Warfaafinta, Kaluumaysiga, Beeraha iyo Wasaardan hada uu ka tegay ee Shaqada iyo arimaha bulshada.

 

melmi6

melmi1

melmi2

melmi3

 

melmi8 melmi7  melmi5 melmi4

 
,, ,,,.