Friday, November 15th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka qaybgalay Aas Qaran oo Degmada Xaraf loogu Sameeyay Injineer Axmed Yusuf Siciid oo dhowaan ku geeriyoodey Dalka Ingiriiska

Published on July 14, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo xabaalaha Xaraf ee duleedka caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Axmed Yuusuf Siciid oo kamid ahaa haldoorka miisaanka ku leh dhex bulshada reer Somaliland, dhawaanna ku geeriyooday dalka Ingiriiska.

66636957_2272279809552526_2241823691283365888_o

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay doorkii shariifka ahaa ee uu marxuum Axmed Yuusuf Siciid kasoo qaatay dib-u-dhiskii iyo horumarintii dadka iyo dalka reer Somaliland, waxana uu tilmaamay inuu marxuumku bulshada ugu jiray kaalin mug iyo miisaan leh oo la tebi doono.

66408014_2272280552885785_5209865776101588992_o

Xubno kale oo kamid ah waxgaradka iyo hormoodka bulshada oo iyaguna goobta Aaska hadallo ka jeediyey, ayaa iyaguna marxuumka ku sifeeyey haldoor bulshada dhexdeeda qiimo ku lahaa, kana tegay taariikh wax ku Ool ah oo aan la hilmaami Karin.

66821609_2272280176219156_3033772156942024704_o

Marxuum Axmed Yuusuf Siciid, ayaa kamid ahaa haldoorka reer Somaliland ee sida weyn uga soo qayb-qaatay dib-u-dhiskii dalka, isaga oo sidoo kale kamid ahaa xubnaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, waxana Aaskiisa ka qaybgalay badiba labeenta iyo waxgaradka Somaliland.

67259574_2272280776219096_12276021554315264_o65020917_2272279519552555_3819660445220864000_o 66726357_2272276569552850_4621337325337575424_o 66770575_2272280082885832_5521648215306272768_o 66519502_2272280952885745_1090955653490409472_o 66508235_2272281086219065_3148479330280013824_o 66817118_2272278352886005_1753705975262478336_o 66673042_2272280676219106_3319915690088988672_o 67119823_2272280432885797_3462414050611167232_o 67346213_2272277166219457_7659112293015224320_o

 
,, ,,,.