Sunday, December 8th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Gudida Komishanka Dooroshooyinka oo ku dhawaaqay inanay doorashadii wakiilada iyo dowlaha hoose aanay qabsoomi karin xiligii loogu talo galay ee 12ka December 2019

Published on August 8, 2019 by   ·   No Comments

Gudida oo shir jaraaid ku qabtay xaruntood ayaa sheegay inay warqada dibu dhaca u direen madaxweynaha isagana sida sharcigu dhigayo ay tahay inuu mudo 15 cisho gudaheeda uu isna go,aankisia ka qaato.   Dadka inta badan siyaasada odorosa ayaa sii sheegayey inaanay doorasho suurtogal marna noqon Karin ilaa la soo dhamaystiro xiirka dooroshooyinka oo mudo 15 sano ah baarlamanku ka doodi laayey ama la hor keeni waayey.

Komishinka-Doorashada-SL

 

 

?

?

 

 
,, ,,,.