Monday, December 9th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxman Saylici oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Eng. Cabdilaahi Cabdisalaan Sheekh Cali Jawhar

Published on August 10, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa  magaalo madaxda gobolka awdal ee Boorama kaga qaybgalay maanta aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Marxuum Eng. Cabdilaahi Cabdisalaan Sheekh Cali Jawhar oo ku geeriyooday 08/08/2019, dalka Ethiopia. Saakana la keenay meydiisa dalka.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

67777158_2319229661524207_7107682116191649792_o 68419004_2319229478190892_1741129842868355072_o 67779063_2319229348190905_5254183048253014016_o 67982639_2319229064857600_7461378978029240320_o 67760608_2319228964857610_1856425014409035776_o 67911515_2319228818190958_3161454843093057536_o 67773636_2319228781524295_5304895346319556608_o 67775422_2319230028190837_8183800079308554240_o 67779299_2319229778190862_3075110517086355456_o 67834234_2319229718190868_5560076485999460352_o

 
,, ,,,.