Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Nuux Taani oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta Taliska Guud ayaa ka hadlay ciidanadii dhowaan ka goostey Somaliland

Published on August 25, 2019 by   ·   No Comments

Taliyaha ayaa sheegay in ay ahaayen ciidan dalka aan waxba ugu filnayn oo qarash uun ku hayey. wixii kuwaas oo kale ah ee joogaana iska tagaan iyaguna.

Waxa kale oo uu taliyahu sheegay in Caare uu yahay denbiile qaran oo intii uu ciidanka ka tirsanaana uu dad ilaa 10 gaadhaya oo askar iyo shacab ba leh uu gacantiisa ku diley oo uu miiska saraakiisha isagoo ku xidhan oo maxkamadiisu socoto ay odayaal soo dhexgaleen oo la sii dayey hadana markiiba uu jidad goyn u galay mushaharkii ciidamada oo uu dhacay. Waxaanu sheegay inay haboonayd in mar hore loo qisaaso dilalkaas badheedhka ah ee uu geestay

 
,, ,,,.