Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga Kulmiye oo aad u soo dhoweyey Go,aankii ay isla qaateen labada xisbi ee mucaaridka ah oo ku dhawaaqay inay soo magacaabayaan labadoodii xubnood ee Komishanka Cusub

Published on September 9, 2019 by   ·   No Comments

Gudoomye ku xigeenka 2aad, Axmed Cabdi Dheere Waxa kale oo wax laga weydiiyey gudoomiyinimada Xisbiga. waxaanu sheegay in cid lagu wareejiyey aanay jirin ama reer lagu wareejinayaa jirin ama gudomiyahu gudoomiye cusub ku wareejinayaa. hase yeeshee wuxuu sheegay in shirka weynaha weyn la qabto cidii isku soo sharaxda lagu doorandoono.

 
,, ,,,.