Wednesday, October 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Waraysi Horn Cable TV uu la yeeshay Faysal Cali Waraabe oo kaga hadlay Madaxweynaha iyo Raysawasaaraha Somaliya sidey duulimaad ugu yahiin Somaliland, Waxa kale oo uu ka hadlay in Madaxweynaha Djibouti aanu dhex ka ahayn arimaha Somaliya iyo Somaliland, sidaas darteedna marna ogolaan mayno in shir dalkiisa lagu qabto

Published on October 1, 2019 by   ·   No Comments

Waxa uu sheegay in Cumar Geele yahay cadowga Somaliland 28kaas sanadoodba.  wuxuu yidhi waanu kaa xishoonaynaaa, laakiin adigu nagama xishoonaysid.  waxaanu sheegay in uu geele doonayo inuu ciidamo xamar u dhiso,  waxaan hayaabuu yidhi intaas oo file oo uu cumar geele denbiyo ka galay somaliland oo aanu keeni hadii uu naga xishoonwaayo.

 
,, ,,,.