Wednesday, October 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Agaasimahii Universal TV ee Xaruntiisa Hargeysa oo xabsiga loo taxaabay

Published on October 8, 2019 by   ·   No Comments

Maanta barqadii ayaa ciidanka boolisku galeen xarunta Universal TV uu ku leeyahay magaalada Hargeysa iyagoo halkaasi ka soo qabtay agaasimahii guud ee TV ga Maxamed Caabi Digaale oo markaasi ku sugnaa xafiiskiisa.   Ilaa hada warar rasmiya oo sheegaya sababta loo xidhay iyo waxa lagu soo eedeyay lama hayo iyo in talaabadii sharciga ahayd uu boolisku soo maray oo ay siteen warqada qabashada ee waaran maxkmadeed.

agasimiuniversal

 
,, ,,,.