Friday, November 15th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xaflad si heer qaran ah loo soo aggaasimay laguna muumusayey midnimada iyo wadajirka Jaaliyada reer Somaliland UK gaar ahaan London ayaa ka dhacday hool weyn kuna yaala xaafada Southall ee galbeedka London.

Published on November 3, 2019 by   ·   No Comments

Xafladan ooy ka soo qayb galeen Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe, Gudd.Ku meelgaadhka ee Xisbiga WADANI mudane Cabdulqadir Jirdeh, Badhasaabka Gobolka Sanaag Tiimbarro, madax sare ka socotey saddexda xisbul Qaran ee UK, Madaxda Safaarada Somaliland UK, Madaxdhaqameed, Fanaaniinta Qaranka Mohamed BK iyo Nuur Daalacay, TVga Qaran ka Somaliland ,Aqoonyahan iyo dadweyne tiro badan.

20191102_003825

Xafladan oo ahayd mid haddal haynteedu aad u sareysey saamayn weyna ku reebtay bulshada reer London aadna loo wada sugaayey.

Waxaa madashada qudbado taariikhiya ka jeediyey madaxdii kala duwaneyd ee xaflada ku sugnayd tiiyo ay qudbadahaasi salka ku hayeen waaqica dhabta ee midnimada iyo iskuduubnidu leedahay.

Waxay xafladaasi ku soo dhamaatay jawi aad u qurxoon iyo bulshadii reer Somaliland ee UK oo balanqaaday inay garbaha is qabsanayaan dhinacna uga soo wada jeesanayaan adkaynta midnimada iyo difaaca Qaddiyada Somaliland.

Guul Somaliland baa leh.

Qoraalkii & Sawiradii
Jama Suguleh Milton Keynes

74379772_1442836325864732_4321165359555018752_n 72889218_1442834079198290_3687988550495633408_n 74708898_1442834115864953_1224149272308482048_n 73458883_1442834172531614_5553232039001456640_n 76693263_1442834252531606_7084517691117010944_n 75226390_1442834292531602_7555747140463493120_n 72890282_1442835572531474_3452051424102318080_n 75435847_1442835722531459_2699119686901039104_n 74269988_1442835785864786_1844264604784394240_n 73254199_1442833945864970_8275891642787954688_n 74157539_1442833885864976_6549273682663964672_n 75196471_1442835982531433_4234002533040783360_n 74601278_1442833989198299_3537370459811086336_n 74705047_1442836082531423_8767220001481424896_n 75388302_1442834015864963_7021670216358690816_n

 
,, ,,,.