Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

Published on February 3, 2020 by   ·   No Comments

 

84192695_558195231712444_8298951339380047872_n

Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta wasaarada maaliyadu ku waajibtay wax ku qasab ah inuu bixiyo $10 doolar oo dheeraad ah oo sida receipt kan ka muuqata loogu yeedhay Overtime. Lacagta waxa iska leh shaqalaha goobtaas ka hawlgal. Hadaad xisaabiso lacagta maalin kaste nidaamkan shaqalah ku soo gelaysaa ka bada mushaharkay bishii qaataan. Tusaale hadii 30 qof maalintii ay cashuur ka qabtaan ku dhufo min $10 waa $300 maalintii. ku dhufo bishii marka laga reebo Jimacayaasha ay xidhan yahiin, ugu yaraan waa $7200 waa xafiiska xaafad kaste ku yaala.. Shacabka cashuurta dalka iska bixinaya halaga daayo $10 doolar oo si baad ah shaqalaha loogu sharciyeeyay. Shaqalahu mushahrka waxay ku leeyahiin xukuumadani cashuurta ka qaadaysa dadka

 
,, ,,,.