Thursday, August 13th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Kufsiga Caruruta yaryar oo Somaliland meel xun maraya iyadoon waxba laga qaban in xeer jajab lagu dhameeyo markuu kufsi dhaco iyo inan(gabadh) yar oo 5 jir ah oo lagu kufsaday gobolka Saaxil

Published on February 5, 2020 by   ·   No Comments

Ninkii ilmaha yar kufsaday ayaa markiiba la soo qabtay isagoo qirtey inuu kufsiga geystay. Nasiib daro ninkii waxa lagu sii daayey xeer dhaqmeedkii somalida oo lacag yar la siiyey aabahii dhalay ilmaha yar ee la kufsaday oo danyar ahaa sidaasna dib uu xoriyadiisii u helay ninkii ilamaha yar kufsaday ee dhawaca culusna u geystay

Kufsi2

 
,, ,,,.