Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

Published on March 9, 2020 by   ·   No Comments

 

Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & Magazine ayaa daabacay inay heleen warqad sir ah oo Raysawasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed  uu Fransiiska kaga codsanayo hub casir ah sida Diyaaradaha dagaalka ee Fransiisku seemyo ee Rafale fighters jet iyo  Mirage 2000  oo ah 12 diyaaradood,  18 Diyaaraha qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helicopters, labo diyaaradaha waaweyn ee ciidanka daabula ee ay samayso shirkada Airbus.   10 diyaradaha loo yaqaano Drones ee aan duuliyahu wadin.  Qalabka jaam gareeya Raadaalada ( Electronic jamming system) iyo 30 xabo ee gantaalaha loo yaqaano M51 Missiles oo gaadhi kara 6 kun oo Kilometres welibana awood u leh inay xanbaaran madaxyada hore ee hubka Nuclear warheads ka.

Warqadaa codsiga ah wuxuu Raysawasaaraha Itoobiyi uu u soo direy madaxweyna dalka Faransiiska Emmanuel macron  isagoo kaga codsaday in faransiisku ka caawiyo dhismaha iyo quwadaynta ciidanka cirka ee Itoobiya ee hubka khatarta ah ee casirga ah.

Wargeyska ayaa sheegay inay sharcidaro tahay in itoobiyi ay faransiiska ka codsato hubka wax gumaada ee Nuclear ka maadama Faransiiska iyo Itoobiyiba ay ka mid yahiin saxeexayaasha diidmada hubka wax gumaada (The None-Proliferation Treaty).

egyptflag & ethiopia

 

Bishii October ee 2019kii ayaa raysawasaaraha Itoobiye yidhi Hadii dagaal ku dhexmaro itoobiya iyo masar daamka biyaha ee itoobiyi ka samaysanyso webiga Nile diyaar baanu u nahay in maaalyiin qof aan diyaarino laakiin waa in wadahadalo laga galaa sidii loo dejinlahaa xaalada.

Dhismaha Daam kan weyn baa socday tan iyo 2012kii isagoo imika 70% la dhamaystiray iyadoo aqoonyahanada caalamkuna sheegeen inay biyo yaraan ku keeni karto wadama Sudan iyo Masar.  Dalka Masar baa aad uga werwersan in daam kani iyo biyo yaraan weyn u keeni karo maadama  biyaha la cabo iyo kuwa beerahuba iyo ku warshadahu ku shaqeeyaanba ay ka yimaadaan webiga Nile.

Dhinaca kale dowlada maraykanka ayaa iyadu cadaadis ku saaraysa in itoobiye heshiis la saxeexato dalka Masar, taasi oo itoobiyina ka cago jiidayos.   Jaamacada carabta yaa iyadu cadaysay inay taageersantahay go,aanka dowlada masar ay ku diidantahay furitaanka Dhaamkan weyn..    Waxa halkaas ka soo muuqata khatar ah in dagaaal ku dhexmaro labadan dal webiga Nile ka.

 

,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

Horyaal TV oo waraysi la yeeshay Mustafe-Shiine oo ka tirsan gudida dabagalka dacwada ka dhanka ah BBC Somali

    Halkan Click Garee si aad u saxeexdid Petition ka lagaga cabanayo BBC da

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...