Saturday, June 6th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqaday in dalka la geliyey xaalad degdeg 4 week ah si looga hortago cudurka dilaaga ah ee Coronavirus

Published on March 17, 2020 by   ·   No Comments

Dhamaan goobaha waxbarashada waxa la xidhay mudo 4 week ah.   Masaajidada waxa lagu amray in salaadaha ay ku soo koobaan mudo aan ka badnayn 25 daqiiqo, waxaana lagu amray in dhamaan ay xidhaan suuliyada iyo goobaha waysada oo dadku guryahooga ku soo weyseystaan.

Waxa la joojiyey xalfalda, aroosyada, ciyaaraha iyo mafrishiyada qaadka iyo isku imaatin oo dhan.  Duulimaadyada waxa lala socondoonaa xaaladooda caafimad markay dalka soo gelayaan.   Waxa qurbajooga somaliland laga codsaday inay hakiyaan socdaaladii dalka ay ku iman jireen, inta xaaladu ka soo raynayso

 
,, ,,,.