Saturday, September 19th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Warbixin: Corona Virus-COVID19 – Global Daily Update 01/07/2020. Stay Alert & Save Lives.

Published on July 1, 2020 by   ·   No Comments

UK: Dhimashada maanta waa 176. Shalayna waa 155.. Tirada guud ee dhimashada waa 43,903 Tirada guud ee xanuunka laga helay waa 313,483. Dadka maanta laga helay waa 829. Shalyna 689.

BRAZIL: Waa dalka 1aad tirada maalintii dhimata iyo dadka cusub ee qaadaya. Dhimashadu Maanta waa 1,267. Shalayna waa 1,153. Dhimashada guud waa 60,194. Waxa qaba xanuunka guud ahaan 1,426,913. Maanta waxa laga helay 43,235. Shalayna waa 30,970. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 790,040.

MEXICO: Waxa laga helay xanuunka guud ahaan 226,089. Dhimashada guud waa 27,769. Dhimashada maanta waa 648. Shalayna 473. Waxa maanta laga helay 5,432. Shalayna waa 3,805. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 134,957.

RUSSIA: Waa Dalka 3aad dunida ee xanuunku xoog u fidiyo. Tirada guud ee dadka laga helay waa 654,405. Maanta waxa laga helay 6,556. Shalayna 6,693 Dhimashada maanta waa 216. Shalyna 154. Dhimashada guud waa 9,536. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 422,931.

INDIA: Waxa laga helay xanuunka 604,808. Dhimashada guud waa 17,848.. Dadka dhintey maanta waa 438. Shalayna waa 506..Waxa maanta laga helay 19,016. Shalayna 18,764. Dadka uu ku dhacay ee ka bogsaday waa 359,891.

USA: Dalka Maraykanka dadka laga helay waa 2,751,571. Waxa maanta laga helay 52,017. Shalayna waa 46,134. Tirada guud ee dhimashadu waa 130,390. Dadka dhintey 24kii sacaadood ee u danbeeyay waa 1,299. Shalyna waa 524. Dadka ka bogsaday waa 1,146,785.

Aduunka oo dhan dadkuu ku dhacay waa 10,691,823. Dhimashada aduunka oo dhan waa 516,401. Aduunka dadka ka bogsaday waa 5,857,420.

Allaa weyn, ninkii aaminaa awood leh. illaahay dhamaanteena ha inaga nabad geliyo muslimiintii ku dhimatayna ilahay ha u naxariisto … aamiin yaa rabi.

 
,, ,,,.