Saturday, September 19th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sadaqooyinkii soo gaadhay mashruucii ciidsiinta caruurta Agoomaha Xaafada Daami ee SDWO Relief Project oo lagu ciidsiiyey 40 caruur ah.

Published on May 24, 2020 by   ·   No Comments

Baaqii SDWO Relief ee ciidsii agoonta waxa na soo gaadhay $1500  oo noo suurtogelisay 40 caruur ah inaa ku ciidsiino oo dhar dhamaystiran ilaa kabo ugu iibinay.  Intii soo bixisay iyo intii gaadhsiisayba ilaahay ha ugu daro miisaanka xasanadka. Waxa jirey ilahay ha ka abaal mariyee 3 qof oo iyana mashruucan ku soo darsaday inuu midkiiba ciidsiiyo 10 caruura.  taasi oo ka dhigaysa in mashruucan lagu ciidsiiyey iskugeyn 70 caruuro agoomo iyo danyar ah.

IMG-20200523-WA0087

Waxkale oo isna na soo gaadhay $100 doolar oo fidri ah oo 5 qoys raashin ugu qaybinay.   1dii  Ramadana mashruucii Afuri walaal baahan waxa na soo gaadhay $2480 oo 33 qoys oo xaafada daami degan iyo 7 qoys oo oo xaafado kale degan raashin bisha ramadan ku filan ugu iibinay. Ilahay dhamaantiin ha idinka abaal mariyo oo ha idiinku naxariisto.

IMG-20200523-WA0086

Isku geyn sadaqooyinkii bishii Ramadan na soo gaadhay waxay noqotey $4080.

IMG-20200523-WA0083

IMG-20200523-WA0079

IMG-20200523-WA0075

IMG-20200523-WA0078

IMG-20200523-WA0073

IMG-20200523-WA0072

IMG-20200523-WA0074

IMG-20200523-WA0076

received_2843496562426655

received_2923217404464797 received_550184802307538 received_854074918407379

Qoysaskii  la gaadhsiiyey sadaqadii fidriga

IMG-20200523-WA0061

IMG-20200520-WA0011

Click here qaabkii uu u dhacay mashruucii Afuri walaal bashan ee 40ka qoys loogu qaybiyey raashin ku filan bisha Ramadan.

 
,, ,,,.