Saturday, September 19th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Siyaasi Maxamuud Xaashi oo shir jaraaid kaga hadlay qaabka shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye

Published on September 8, 2020 by   ·   No Comments

Maxamuud Xaashi oo sheegay inaanu ka tanaasulin hankiisii gudoomiyaha xisbiga Kulmiye, hase yeeshee wuxuu sheegay inaanu wax warqado ah aanu u gudbin gudida uu magacawday muuse biixi inay soo qabanqaabiyaan shirweynaha. waxaanu sheegay inuu yahay shir u xidhan madaxweynaha, oo sheegay inuu isagu wax kaste uu soo xulayo.

xaashi

 
,, ,,,.