Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Koob Tartan Kubada Cagta ah oo la magac baxay Taageer Sportiga oo ka dhacay Hargeysa

Published on January 18, 2015 by   ·   No Comments
Waxaa Daraad galabtii lagu qabtay garoonka Dheereeye Football Academy tartan lnoociisa aan hore loogu arag lana magac baxay TAAGEER SPORTIGA.
10928792_10200141186327675_124063154_n
Waxaa soo qabanqaabiyay haldoorka cayaaraha Somaliland Hassan Waraabacadde tartankan oo socday maalin keliya.

Tartankii daraad galabtii ee la magac baxay Taageer Sportiga ee loo qabtay 8 kooxood ee Acadamiga Dheereeye oo Ahaa da yarta 12jirka ah.
10912948_10200141187047693_718668023_n
Waxaa furitaanka goobjoog ka ahaa Xildhibaan Xassan Cawaale Caaynaan oo ah Gudoomiyaha Arimaha Bulshada ee Golaha wakiilada Somaliland, waxaa uu sheegay in uu aad ugu farxay dhalinta soo kareeysa iyo xiisaha aay u hayaan cayaaraha, waxaanu uu aad u amaanay kaalinta Mr waraabacadde uu kaga jiro horumarinta  isagoo dayarta kula dardaarmay cayaar wanaag.
10917750_10200141186607682_515802397_n
Ugu dambeeyntii waxa si habsamiya u soo gabababoobay tartankii  waxaana qaaday kooxda yaryar ee Xero Aawr ee uu hogaaminaayay Macalin Birlo waxaayna rigorayaal kaga badiyeen kooxda Dhalinta xarunta agoomaha.
10884756_10200141186287674_1540802625_n   10921758_10200141186007667_1552700670_n 10928065_10200141186367676_1888097096_n 10928781_10200141185727660_603506451_n

 

 
,, ,,,.