Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xaflad lagu dhagax dhigayey dhismaha Masjid ay hayada Al-Hudda ugu deeqday Somaliland National Library oo ku qabsoontay magaalada Hargeysa

Published on February 8, 2015 by   ·   No Comments

Xaflad ay ka soo qaybgaleen Wasiirka waxbarashada Samsam, Mayerka Hargeysa Cabdiraxman Solteco, Madaxda Hayada Al-Hudda, Culumaaudiin,  Gudoomiyaha Somaliland National Library Axmed Daahir, Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan, masuuliyiin iyo dadweyno kale.  Dhismaha Library gayaa sanadkii hore dabayaaqadiisii dhismahiisu bilaabmay oo imika uu soo gebogeboobay wajigii koobaad oo ahaa dhismaha laba meter oo hoos loo qoday oo sabad lagu shuubay ka dibna tiirarkii dhismaha haynayey laga soo kiciyey, sida sawirada ka muuqata.

Waxa si wadajir ah u dhagaxdhigay dhismaha masjidkan maayerka Hargeysa Cabdiraxmah Solteco iyo Gudoomiyaha Somaliland National Library Axmed Daahir.

20150207_102142 20150207_102346 20150207_102129 20150207_102218 20150207_104120 20150207_104100 20150207_102417 20150207_102159 20150207_104857 20150207_105008 20150207_102153 20150207_102204 20150207_102136 20150207_104113 20150207_104109 20150207_104128 20150207_104621 20150207_104653

 
,, ,,,.