Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: Booqashadaydii Dhismaha Jidka Dowga Cad ee Waqooyiga Hargeysa iyo Horumarka weyn ee laga gaadhay

Published on July 23, 2015 by   ·   No Comments

Markaad booqato ayaanu baad qiimeyn karta hawsha iyo culayska ay leedahay dhisida jidka dawga cad ee waqooyiga Hargeysa oo insha allah la rajaynayo inuu noqdo dariiq fududeeya oo isku xidhidoonta dalalka Somaliland iyo Jabuuti.   Waxa wax aad loola yaabo ah sida loo jebiyey buurtii weyneyd ee wadada kala xidhaysay ee baabuurtu dul mari jirtay inta badana ay ka dhici jireen.   Hawsha ayaa waxa dhabarka u riday fuliyeyna gudida dawga cad iyagoo kaashanaya qurbojooga Somaliland.   Waxaanad dareemi kartaa baaxada hawsha ay qabteen oo ah kuwo xataa dowladeenu aanay awoodeen ee ahayd kuwii dalalka qaadhaan bixiyayaasha lala kaashan jiray.  Qofkii aan arag hadaan tusaale yar ka siiyo, waxaad barbar dhigtaa buurta sheikh ee wadadu ku dul wareegto, sidaas oo kale ayaa buurtan dawgana wadadaas ku dul wareegaysa oo kale laga hirgeliyey oo buurtii la kala jeexay.  Wadada ayaaa toos uGu began oo dhex maraysa degmada Ceel Sheekh oo cagaftu qoday dowga ilaa  Ceel Sheekh. ka dibna ay uga sii gudbidoonto Bulaxaar.

 

ceelshkh 2015-01-02 11.39.00 2015-01-02 11.28.31 2015-01-02 11.28.56 2015-01-02 11.29.28 2015-01-02 11.17.48 2015-01-02 11.13.03 2015-01-02 11.29.19 2015-01-02 18.00.35 2015-01-02 18.01.44 2015-01-02 18.02.30 2015-01-02 18.02.27 2015-01-02 18.02.45 2015-01-02 18.20.20 2015-01-02 11.13.37 2015-01-02 11.13.44 2015-01-02 12.06.28 2015-01-02 14.42.11 2015-01-02 15.14.22

 
,, ,,,.