Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Awoowyadeen ayaa 1820kii u diidey great brittany iney berbera port ka ibiyaan maanta 2015 ayeynu carab ka iibinaa waa ma dhacdo!!!!

Published on April 27, 2015 by   ·   No Comments
Waqtigii ugu horeeyey ee boqortooyadii Ingririisku la soo xidhiidhay dalka Somalilnd waxa ay ahayd 1820kii.
Nin la odhan jirey MAJAR F.M.HUNTER oo Ingriiska u fadhiyey maagalada Cadan ee Yementa ayaa berbera la soo xidhiidhey ,ninkaasi,fariinta uu soo direy waxay ahayd arin ay ummaddii Somaliland fajac iyo amakaag ku riddey,arintaasi uu rabo Mr.Hanter waxay ahayd in dekadda Berbera laga iibiyo oo lagu wareejiyo oo boqortooyada ingiriisku maamusho dekedda Berbera.
Markii danbena waxaaba yimid Mr.Hanter oo socda wuxuu la shirey reer Berbera wuxuu yidhi dekedda iga iibiya,Odayadii waxay ku yidhaahdeen SAAN-CADDAALOW adigaa sheegi.
-Adigaa Mr.Hanter sheegi qiimaha Berbera aad sii saneysee.
-Adoygii ama duqii Berbera waa maqan yahay ee hayimaado,
Waxaa Berbera ka talinayey BOOKH CALI waana loo cid direy.
Sida gabeyga Bookh ka muuqata arinta Mr.Hanter kaligii kuma uu ahayn ee Somali iyo Caraba waa la wadeen.
Dadkii Somalind oo yaaban Berbera Port ayaa saancadaale iibsanaya (Waqtigan ingriis inama qabsan waa ka hor 1820) ayaa
Duqii ama ninkii waqtigaa Berbera ka talinayey oo loo cid direy uu yimid Berbera,Markiiba Bookh ayaa amar bixiyey in deg deg loo hor keeno Saan-Caddaalaha Berbera iib ku doonaya, markii uu Mr.Hanter isa soo hortaagey ayuu Bookh Cali wayrax-tiriyey 
gabey qiimo badan oo wisiisi waddaniyadeed ah.gabeygaasi wuu dheera ee iminkana intan hoose ayuunba laga hayaa:
HANTAROW DAD WADA WAALAN BAAD,WAX IS TIDHAAHDEENE
ADIGIYO KUWII KUU WARRAMAY,BAAN WAXBA OGEYN
WALAAYADA ISAAQ WAA BERBERA,WAADI LA CABBAAYE
WADNAHAYGA IYO BAY KU TAAL,WAAXDA FEEDHABA’E
WAX LA SIIYO IYO IIB BERBERA ,WAY KA WEYN TAHAYE,
HA WADWADIN WAX-YEELLAA KA IMAN,WEEDHAN AAD TIDHIYE.
Dad weynihii Somalind oo awalba dareenkoodu kacsana kana war sugayey,jawaabta duqa magaalada Bookh uu bixin doono,ayaa gabayga Bookhna uu sii abuurey dacar iyo gadood hor leh oo wadaniyadeed oo sameeyey gabi ahaanba dhulkii Somalind.Taasi waxay keentey iney dirqi iyo naf la caarid ah uga baxsadaan berbera Mr.Hanter iyo intii dabada ka wadey.
Maalintaa wixii ka danbeeyey Boqortooyada Ingiriiska iyo Somalind waxaa ka dhex qarxay dagaal tariikhda galey.
1825 waxaa berbera agteeda lagu gubey markab la odhan jirey MARY-ANNE,shaqaalihii markabkana waa la laayey.
Boqortooyadii Ingiriisku 10 sano ayey cuna qabateyn ku haysey Berbera,Bulaxaar,Saylac iyo dhamaan Somalind.
 
Tariikhdaasi waa tariikh qoran ee Maanta aan u soo noqdo BERBERA PORT,XUMUUMADA SIRAANYO iyo DUBIA PORT WOLRD.Ma waxay kula tahay ama xukuumada siraanyo la tahay iney ka iibin dakeda Berbera ee tariikhda loo soo marey ama CALI XOORXOOR iyo SACAD ayaa reer Berbera matali kara oo BOOKH CALI matali kara,?
Ma Xirsi iyo Baashe Morgan ayaa dilaali kara Berbera Port??
Ma dowladan waqtigeedu dhamaadey ee qandaraas saxeexi karta?
Ma boobkan wadanka ka socda ayaa Berberana lagu darey?
Ma dadkii baa la faley oo SOODHE laga dhigey?
Ma Somalind ayaa leygu dliaya iyo nabadaada ilaasho?
Awalba dowladan iyadaa berbera port cuneysey maanta iib ayey labtaa oo intii ay ka helysey ayaa ku filnaan waayey?
 
SOMALIND HA WAARTO OO HA JIRTO
WAAD MAHADSAN TIHIIN.
ALLAH MAHADLEH
Cabdi Cali Jamac
LONDON
 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...