Wednesday, October 27th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

Xukuumada oo soo bandhigtay Hub Culus oo ay sheegtay in lagu qabtay falkii xalay lagu soo qabtay Wasiirkii hore ee aminga

Published on May 30, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 30/05/2014 – (SDWO.COM)  Wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha booliska ayaa si wada jir ah u soo bandhigay hub culus oo ah qorayaha rasaasta silsilada leh oo ay sheegeen in lagu soo qabtay hawgalkii dagaal ee ay ciidmada RRU du ku soo qabteen wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor oo si adag isku difacay muod ilaa sacaad ahna daagaal dhexmaray isaga iyo ilaaladiisa oo dhan ah iyo ciidanka RRU da oo dhinac ah.   Ilaa hada lamahayo warar madaxbanaan oo cadaynaya in hubkan guriga masuulkan lagu soo qabtay iyo in kale.

DSC02417(1)

Dhawaaqa rasaasta oo guud ahaanba laga maqlayey daafaha kal duwan ee magaalada Hargeysa xalay saqdii dhexe ayaa dadka aad u cabsigelisay iyadoo loo qaatay inay tahay arinkii maalmahanba aadka looga werwerayey ee muranka u dhexeeya xisbiga kulmiye iyo golaha wasiirada ee Somaliland.

hub1

 

Xaaska Wasiirkii Aminga oo ka hadashay sidii loo soo weeraray ayaa sheegtay in odeygeeda CID du fariin qof u soo fartay la leeyahay waxa lagaa rabaa xarunta CID da hase yeeshee wuxuu uGu jawaab celiyey inay CID du soo maarto hanaanka sharci ee uu dalku leeyahay oo warqad samon ah loo keeno oo uu ku tago xarunta.  Nasiib daro taas bedelkeedii waxay noqotay isla maalintii uu wasiirka madaxtooyada Xirsi uu dalka ku soo laabtay inuu amray in si degdeg ah loo weeraro oo la soo qabto.  Waxaanay saxaafada madaxbanaan  tustay sida gurigeedii dhamaan loo jejebiyey ee loo baadhay, loona qaatay wixii hanti dhextaalay, sida dahabkeeda, mobile dii, iyo computeradii iyo laptop yadii.  Waxa kale oo ay marwadani sheegtay in iyada lafteedna ay ciidankii afka duubnaa ay qoriga dabadiisa ku garaaceen isla markaasna caruur 5 ah oo 9 jir uGu weynyahayna ay jugo gaadhsiiyeen.

Dadka siyaasada odorosa ayaa aad u naqdiyey talaabadan uu Xirsi qaaday ee uu nabadgelyada dalka uu ku khalkhalgelinayo, hadii ay tahay bay yiraahdeen nin la rabo in la soo xidho sifaha la doonaba ha lagu soo qabtee, waxay helikarayeen in isaga oo suuqa iska jooga ama dariiqa maraya rabshad la,aan la qabanlahaa.

Wararku waxay sheegayaan in nin ka mid ahaa ilaalada masuulkan la qabtay uu dagaalkaas foolka foolka ahaa uu xalay ku dhaawacmay oo uu ku dhiig baxay guriga dhexdiisa iyadoon mudo dhawaciisa la qaadin.  Ninkan oo xabadi caloosha kaga dhacday ayaa la dhigay dhakhtarka wararkii u danbeeyay ee na soo gaadhayaan ay sheegayaan in ciidanku ay kala baxeen dhakhtarkii lagu dawaynayey iyadoo wararku sheegayeen in markaa ay la baxeen la rabay in dhiig lagu shubo, hase yeeshee warar aan la hubin waxay sheegayaan inuu muwaadinkaasi hada ku geeriyooday iskagoo ku jira gacanta ciidamda RRU da.

 

 

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

SDWO Relief Project : Ka qaybqaado Barnaamijka Sanadlaha ah ee aanu ugu magac darnay ka farxi oo ciidsii caruur kuwaaga oo kale ah oo aan nasiibku u siinin inay farxad ku ciidaan

https://youtu.be/JKrdlAut79A SDWO Relief Project waxaanu sanad walaba bisha barakaysan ee Ramadaan aanu fulinaa anagoo adeegsanayna sadaqooyinka aad sida tooska ah ...

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...