Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka iyo Shirkii Wadahadalada xukuumada iyo xisbiyada oo la isku mariwaayey iyo iyadoo dib loo balamay isniinta

Published on May 23, 2015 by   ·   No Comments

Wararka ku dhowdhow shirka ayaa sheegaya in labada dhinacba ay mawqifkoogii hore ka soo degiwaayeen, iyadoo xukuumadu ku dhegantahay in mudada guurtidu u kordhiyeen uu yahay mid dastuuriya oo aan ka noqosho lahayn isla markaasna ay xisbiyada ka codsadeen inay ku taageeraan mudadaas loo kordhiyey, halka ay laba xisbi iyaguna soo istaageen inaanu jirin sabab ay guurtidu ugu  kordhiyaan xukuumada mudada sanadka iyo 10 ka bilood ah, isla markaasna ay ku doodayaan in sharciga iyo kala danbaynta ay xukuumadu ku soo laabato oo la qaato mudadii ay gudida komishanku ku dhawaaqeen inay qaban karaan doorashada oo ah 1da June 2016 ka.

 

 
,, ,,,.