Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Saxaafada oo heshay nuqul ka mid ah warqadii Dowlada Maraykanku u soo qortay Siilaanyo ee ay kaga soo horjeedeen mudo kordhinta dheer

Published on May 26, 2015 by   ·   No Comments

Dowlada maraykanka ayaa warqadan sida gaarka ah uu maraykanu uGu soo diray madaxweyne Siilaanyo ayuu ku cadeeyay sida aanay marnaba u taageeridoonin mudo kordhin  dhaafsiisan ka ay ku dhawaaqeen gudida komishanka ee 1da June 2016.   Waxayna sheegeen siday aadka uga xunyahiin in xubno dowlada ka tirsani  aanay meel dheer wax ka eegaynin ee ay meel gaaban uun ka eegayaan si danahooga gaarka ah ay uGu fushadaan.  Waxayna madaxweynaha u soo jeediyeen inuu danta dalka eego oo uu ka hormariyo kuwa kooban ee  danta gaarka ah leh.  Warqadoo dhamaystirin halkan hoose ka akhriso

usaembassyletter

 

 

 
,, ,,,.