Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somalia: Xasan Turki oo ka tirsanaa hogaanka sare ee Alshabaab oo geeriyooday

Published on May 30, 2015 by   ·   No Comments

Telefisanka CNN ee dalka maraykanka ayaa sheegay inuu geeriyooday Arbacadii Xasan Turki oo ka tirsanaa xubnaha sare ee ururka xagjirka ah ee Alshabaab.  Xasan Turki ayaa ku jiray list ka USA ee dadka argagaxisda ah ee la raadinayo.  Odeygan mayalka adag ayaa la sheegay inuu ahaa 70 jir.

xasturki

Todobaadkii la soo dhaafay ayuu ka hadlay in jihaadkii sidii loogu talogalay uu ka weecday, taasi oo shaki ka muujinaysa geeridiisa ay alshabab ku dhawaaqaday oo la filayo inay iyagu khaarijeen.

 
,, ,,,.