Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Mulkiilaha iyo Hawl wadeenada shirkada Diyaaradaha ATA oo sheegay inay dhowaan duulimaadyadooda ka bilaabidoonaan Hargeysa

Published on May 31, 2014 by   ·   No Comments

Shirkada American ka ah ee ATA ayaa khadadka duulimaadyadeeda ay caalamka ku tagto ee ku dhejisan madaarka Dubaia ku dartaytay list ka  dalalka ay tagto Somaliland. sida ka muuqata sawirkan Somaliland waxay ka midnoqonaysaa dalalkii hore ee ay hore u tegijirtay Shirkadani oo ka mid yahiin.   Malaysia, Indonisa, Afganistan, UAE, Saudi Arabia, Uganda, Sudan, Eritrea and Europe.

Shirkada ayaa siduu qorsheehdu yahay duulimaadyadeeda u horeya ka bilaabidoonta Dubaia-Hargeisa, ka dibna bilaabidoonta duulimaad ka soo bilaabmaya London-Dubia-Hargeisa.   Agaasimaha shirkadan Mustafa Hassan ayaa sheegay in dhowaan dalka keenidoonan diyaar yar oo u kala shaqaysa gobolada dalka oo xarunteedu noqondoonto madaarka Hargeysa.  Diyaaradan ayaa Mustafe noo sheegay in lagu buufindoono calanka Somaliland.

Masuuliyiinta shirkadan ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay labadii cisho ee ay ku sugnaayeen magaalada Hargeysa iyagoo halkaas heshiis kula soo saxeexday wasiirka duulista iyo hawada.

 

 

  ata

IMG-20140531-WA0001

20140527_134700

20140528_155906

20140528_160058

 20140527_164209  20140527_114758 20140527_111005 20140527_105205 20140527_104209

ata1

 

 

 

 

 
,, ,,,.