Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: Madaxweyne Siilanayo iyo wefit uu hogaaminayo oo u kicitimay dalka Itoobiya

Published on June 21, 2015 by   ·   No Comments

Madaxweyne Siilaanyo iyo wefit uu hogaaminayo ayaa dalka ka dhoofay iyagoo ku sii jeeda caasimada dalka Itoobiye ee Addis Ababa.  Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlay qolka nasashada ee cigaal airport  ayaa sheegay in ay casuumad rasmiya ka heleen raysawasaaraha dalka Itoobiya iyagoo ka wada hadlidoona sii xoojinta xidhiidhka labada dal, iyo aminiga mandaqada geeska afrika.  Madaxweynanahu muu sheegin mudada uu safarkoodu qaadandoono.  Madaxweynaha waxa ku wehelinaya socdaalkiisa  Marwada madaxweynaha, Wasiirka arimaha dibada, wasiirka arima gudaha iyo Wasiirka madaxtooyada

 

silneth7 silneth16 silneth6 silneth8 silneth1silneth10 silneth12 silneth11 silneth13silneth2 silneth9 silneth13 silneth18 silneth19silneth4 silneth14 silneth15 silneth17 silneth5 silneth20

 
,, ,,,.