Tuesday, June 2nd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa qaabiley madaxa ugu sareeya Hay’ada Care International

Published on June 23, 2015 by   ·   No Comments

Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland ahaana ku simaha madaxweynaha intii uu madaxweynahu ku maqnaa Itoobiya, Cabdiraxman Cabdilaahi Ismacail – Saylici ayaa manta xafiikiisa ku qaabiley isla markaasna kulan kula yeeshay madaxa sare ee hay’ada Care International  Ms Michelle Nunn.    Saylici ayaa warbixin kooban ka siiyey weftigan ay hogaaminaysay Ms Nunn xaalada guud ee uu dalku marayo.   Dhinaca kale madaxsare ee hay,adan ayaa iyaduna sheegtay inay ku cusubtahay xilkan loo dhiibay isla markaasna ay hoos yimaadaan ilaa 90 wadan, hadana ay door biday inay booqashadeeda ku hor mariso oo ay timaado Somaliland.   Waxaanay sheegtay inay hay’adeeda iyo Somaliland ay iska kaashandoonan kor u qaadida arimaha bini aadnimada, waxbarashada, farsamada gacanta & kor u qaadida iyo tayeynta macalimiinta gaar ahaan dumarka macaliiminta ah.

saylici1 saylici5 saylici3 saylici2 saylici4

 

 
,, ,,,.