Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayey oo dalka ku soo laabtay

Published on June 23, 2015 by   ·   No Comments

Weftigii uu hogaaminayey madaxweyne Siilaanyo ayaa dalka ku soo laabtay ka dib markii ay u soo dhamaatay booqashadii ay ku joogeen dalka Itoobiya oo ay kula soo kulmeen madaxda dalkaasi.       Waxa is weydiin leh goormaa lagabaxayaa nidaamkan laga dhaxlay taliskii hore ee siyaad bare ee mar wal oo uu madaxweynahu baxayo ama soo degayo, sidii madaxweyne kale oo dal aanu lahayn booqday loo soo dhoweynayo.  Bishan June madaxweynaha waxa la sii sagootiyey oo madaarka la iskugu wada tegay laba jeeer, halka laba jeerna lagu soo dhoweyeeyay.    Waxa loo baahanyahay in laga gudbo nidaamkaas oo madaxweynahu arkuu doono bixi karo markuu doonan soo geli karo isagoon soo dhoweyn iyo demdemlayn aan lagala hor tegin.  Sidoo kale looma baahana in saxaafadu ku ururto madaarka markuu baxayo iyo markuu soo gelayo madaxweynahu oo uu shir jaraaid u qabto.

silnyoharg2 silnyoharg8 silnyoharg6 silnyoharg7 silnyoharg9 silnyoharg10 silnyoharg1 silnyoharg3 silnyoharg5 silnyoharg4 silnyoharg11 silnyoharg12 silnyoharg13 silnyoharg14 silnyoharg15 silnyoharg16 silnyoharg17 silnyoharg18 silnyoharg19 silnyoharg20

 
,, ,,,.