Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga Wadani oo maanta magaalada Hargeysa ka hirgeliyey mashruuc loogu yeedhay La Afur Wadani

Published on June 23, 2015 by   ·   No Comments

Xsibiga mucaaridka ah ee wadani oo maanta magaalada hargeysa ku soo bandhigay mashruuc aan hore loogu arag xisbi siyaasiya.   Waddani ayaa maanta afuriyey 151 qoys oo ka mid ah bulshada uGu jilicdasan magaalada Hargeysa, kuwani oo iskugu jiray dad naafo ah, dad maskaxda wax ka qaba, iyo dad waayeel ah oo aad u jilicsan.  Dadkan ayaa ka soo kala jeeday xaafadaha Sheekh Nuur, Daami, State House ka, iyo xaafada cakaara.   Raashinkii l oo qaybiyey ayaa waxa ka mid ahaa Timis iyo saliid

wadni1 wadni3 wadni2 wadni4

 

 

 

 
,, ,,,.