Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Foundation: Deeq raashin oo aan gaadhsiinay bisha barkaysan ee ramadaan dad danyar ah oo ku nool xaafada Daami

Published on June 26, 2015 by   ·   No Comments

Hay,ada Samafalka ee SDWO Relief Foundation ayaa sidii caadada u ahayd manta raashin gaadhsiisay dad ka mid ah ah danyarta ku nool xaafada daami ee magaalada Hargeysa.   Raashinkan la gaadhsiiyey qooysaskan danyarta ah ayaa waxa ka mid ahaa Sonkor, Bariis, Daqiiq, Timir, Saliid,  Caano, Sharaab, Lebeniyad iyo saliidii madaxa iyo shampoo.

Muwaadin Fadlan nagala qayqaabyqaado afurinta dadka danyarta ah adoo nagala soo xidhiidhi kara   Samafal@sdwo.com

sadaqo1

 

 

 

 
,, ,,,.