Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka oo shir jaraaid oo uu kaga hadlay dooroshooyinka ku qabtay madaxtooyada xili dalka ay soo gaadheen wefti ka socda midowga Yurub

Published on June 30, 2015 by   ·   No Comments

Madaxweyne ku xigeenka Saylici ayaa shirka jaraaid waxa ku wehelinayey oo hareeraha ka taagnaa gudidii wadahadlada xisbiyada uga qaybqaatay xisbiga Kulmiye ee Gudoomiyaha xisbiga, Gudoomiye ku xigeenka iyo Xoghayaha guud ee xisbiga iyo weliba Wasiirka arimaha gudaha.   Saylici ayaa sheegay inaan xukuumadu ka bixin heshiikii xisbiyada laakiin ay barbar taalo qodobo sharci ah oo go,aankii  guurtida oo ah mid dastuuriya.  Halkan hoose ka daawo.

 
,, ,,,.