Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Faysal Cali waraabe oo shir jaraaid kaga jawaabay shirkii Jaraaid ee xukuumada iyo Kulmiye wadajirka u qabteen maanta

Published on June 30, 2015 by   ·   No Comments

Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID oo shir jaraaid ku qabtay xafiikiisa ayaa kaga jawaabay shrikii jaraaid ee ay manta sida wada jirka ah xisbiga kulmiye iyo xukuumadu ugu qabteen qasriga madaxtooyada.  Waxaanu ku taliyey inaan dalkan fowdo la gelin.  Waxaanu sheegay inay doorashada u diyaar garoobayaan inay dhacdo December 2016 waxaanu sheegay in guurti hor istaagi kartaa inay doorasho qabsadaan aanay jirin.

 

 

 
,, ,,,.