Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

SDWO Relief Project : Ka qaybqaado Barnaamijka Sanadlaha ah ee aanu ugu magacdarnay Ka Farxi oo Ciidsii Caruurta Danyarta ah

Published on June 13, 2017 by   ·   No Comments

SDWO Relief Project waxaanu sanad walaba bisha barakaysan ee Ramadaan aanu fulinaa anagoo adeegsanayna sadaqooyinka aad sida tooska ah noogu soo hagaajisaan inaanu afur siino qaar ka mid ah dadka masaakiinta ah ee ku nool xaafada Daami ee magaalada Hargeysa,  sidoo kale maalhama u danbeeya ramadaan waxaanu gaadhsiinaa sadaqooyinka fidrida oo aanu raashin ahaan ugu qaybino.    Maalmaha ciidana waxaanu dharka ciida u soo iibinaa, isla markaasna aanu soo ciidsiinaaa caruuro agooma iyo rajay ah oo ku nool xaafada Daami, oon weliba hadii lacagta na soo gaadhaa noo saamaxdo aanu geyna hotel lada waaweyn ee caruuraha lagu soo ciidsiiyo sida Kaah Centre oo kale oo leh qalabkii maalinta ciida caruurahu ku ciyaarayeen.   Hadaba ka farxi oo ciidsii caruur kuwaaga oo kale ah oo aan nasiibku u siinin inay farxad ku ciidaan.    Please nagala soo xidhiidh :   Samafal@sdwo.com   

 Daawanaayoow Waa Dadkaagii, Daawanaayoow Waa dalkaagii

Contact us:   samafal@sdwo.com

caawi3 caawi2 caawi1

Xaga hoose ka daawo sawirada ciidaha sedexdii sanadood ee u danbaysay ee SDWO Relief Project ku ciidsiisay sadaqooyinkii aad na soo gaadhsiiseen

Before Eid and Eid – Maasha allah

waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa samafal@sdwo.com

eid2015 9 eid2015 8 eid2015 7 eid2015 10

 waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa samafal@sdwo.com
                                                

Sawirkan Sare waa maalintii ciida iyo labada hablood, sawirka hoosana waa ka hor ciida

Sawirka hoose:  Caruurta oo aanu geynay goobaha lagu ciyaarsiiyo maalmaha ciida oo aanay weligood hore u gelin

Sawirka sare waa waa wiil yar maalintii ciida iyo sawirka hoose oo ah ciidii ka hor

Sawirka sare waa wiil kale iyo maalintii ciida, sawirka hoosana waa ciidii ka hor

Halku dhiga SDWO Relief Project: Daawanaayoow waa dadkaagii, Daawanayoow waa dalkaagii
 

Hadii aad rabtid inaad SDWO aad ku soo hagaajisid sadaqadaada si aanu halkan ugu soo bandhigno sawirada marka la gudoonsiinayo deeqaha, waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa samafal@sdwo.com

Guled Abdi Sheekhaash – SDWO & SomalilandNews.net  Chief Editor

Email: Guled@sdwo.com

Click halkan hoose si aad u aragto mashariicahii badnaa ee aanu fulinay

 
,, ,,,.