Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sheekooyin Xiiso leh

Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka

 

Waxa Qoray: Cabdiraxman Maxamed Guun

Halkan ka daawo sheekadii cod dhamaystiran ah

Qisada buugan cusub ee lamagac baxady (Xishooodka hablaha iyo xanuunka jacaylka)

waxay lamaanaysay laba qof oo aad nolosha ugu kala fogaaday

Waa sheeko aad u xiiso badan oo marxalado badan Maraysa, Waa sheeko Jacayl ah oo aad looga wada helay dadka intii akhrisatay xiligii ay sida joogtada ah kolba qayb aanu ugu soo bandhigaynay sheekadani waxay bilaabantay inaan halkan ku soo bandhigo Bishii April 2006 iyadoo oo si todobaadle ah ugu soobixi jirtay boggan waxayna dhamaystirintay qaybaheegii oo dhami bisha November 2006.  Mudadaas ay socotay waxaad ka garankartaa in aad loo xiisaynayey dadka soo booqday ama inta jeer ee sheekadan la akhriyey oo kor u dhaaftay 188 kun oo jeer.    Sheekadani iyadii oo dhamaystirin oo qaybahii ay u socotay ah ayaad halkan ka heli kartaa iyadii oo ka koobaan qaybta koowaad ilaa iyo qaybta 27aad.   Qayabaasi click garee si aad sheekada u akhrisatid oo aad qaybaheega kala duwan kolba halkaad marayso u click garaysid.  Somalidu waxay horey u tidhi Qufac iyo Jacayl midna ma qarsoomi karaan.

Qaybta      Kowaad

Qaybta Labaad

Qaybta Sadexaad  

Qaybta Afraad 

Qaybtii Shanaad

Qaybtii Lixaad

Qaybta 7aad

Qaybta 8aad

Qaybta 9aad

Qaybta 10aad

Qaybta 11aad

Qaybta 12aad

Qaybta 13aad

Qaybta 14aad

Qaybta 15aad

Qaybta 16aad

Qaybta 17aad

Qaybta 18aad

Qaybta 19aad

Qaybta 20aad

Qaybta 21aad

Qaybta 22aad

Qaybta 23aad

Qaybta 24aad

Qaybta 25aad

Qaybta 26aad

Qaybta 27aad

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...