1.Mohamed
mohamud Abdi(H.Y) Businessman Isla imandii Lagu Xasuuqay Jazziira weeye
Waxay inankan Walaalo Yihiin inamada hoos iman doona waa inankii koowaad
eed ku aragtaan Bajkan
2.Ali
Mohamed Abdi (H.A) Student & 15Matan Abdi Habashi( Arab)Student
Midi waa mid ka mida inamada Walaalaha ah oo waa kii labaad eed Ku
aragtaaan Halkan Inanka kale Ee ee Midig xiaga Marxuum Mataanna Waa
sxb kii inamadaa Dhinyarada ahi maxay galabsadeen ee lagu dilay
isaaq baad tihiin uun baa laga ursaday
3.Abdi
Mohamed Abdi (H.A)Technician Marxuumkan ad arkaysaan Sawrikuusu waa
markaas oo wiig aroos ahaa Ka dibna Gabadhaasina halkaa ku nin beeshay
Labadaa Arooska ahaa baa lakala Dhuftay Ilaahay ha u naxariistoInankani
waa inakii Sadeaxaad ee aad ku aragtaan Sawirakan ee wada dhashay
Abdi
Muhumed Daud (H.A) Businessman Ninkan Waa nin yar oo dhalinyaro ahaa
Noloshiisuna ay Markaas uun u bilaabmaysay Waxa ay Wax isku yihiin Inankaa
Hore
5.Jama
Mohamed Abdi(H.A) Trader Waa mid ka mida inamada Walaala laha ahaa Waxaad
dareemi kartaa hooyadii Xanbaartay Maanta Sida ay Dareemi karto Inamo ay
dhashay oo wada dhalinyaro ah oo aanay wali dheeftooda dhadhamin ayaa Inta
Waxashnimo loo dilay hadana Waxashnimo loo aasay fikir Maanta
inankani waxa uu ka mid ahaan lahaa aniga iyo Adiga Lodkeena waana inankii
afraad Eed halkan ku aragto ee Ladadhashay Inamadii hore
6.Ibrahim
Hasan Gelle( H.Y) US-OMC-somalia
7.Ibrahim H. Abdillahi Dirie(H.Y)Businessman
8.Mohamed Ismail Ahmed(H.Y) Businessman
9.Yusuf Mohame Handulle( H.Y)USAID
10.Saeed mohamed Mumin( C.G) Ass.pro.Lafole S.N.U
11.Musa Abdi Gaas( C.G) Businessman
12.Hussein Ali Aden(H.J)Businessman
13.Saeed Nur Musa( H.J)businesman
14.Abdirahman Mohamed Bihi( H.J)Businessman
15.Abiwahab Farah Ahmed(H.Y) Student
16.Abdifatah Ahmed Jiir( H.J) Student
17.Hassan Aw Nur Barud(H.Y) Businessman
18.Ahmed Yassin Omar Jama( H.A) Businessman
19.Mohamed Abdi Hassan( H.A)Businessman
20.Ibrahim Hassan Ege(H.A) Technician
21.hassan Abdi Muhumed (Arab) Businessman
22.Ali Mohamed Dirie(H.J) C.Serv
23.Abdi Osman Dubad(H.Y)Trader
24.Husein Omar Husein(C.G) Trader
25.Moh amed Musa Mohamed(H.Y) Trader
26.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) (H.A)Sportsman
27.Muhumed Abdillahi Warsame (Madigan)Trader
28.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan(H.A)Trader
29.Abdirahman Ahmed Dhimbil (H.A) Civil servent
30.Hussein Muhumed Farah (H.A)Civil servent
31.Mohamoud Bacadle (H.Y) Civil servent
32.Jama Aden (barosin)(H.J) Civil servent
33.Abdirahman Mohamed Osman(beledi)(H.A)Trader
34.Warsame Dugsiye Reydal (G.B) Trader
35.Barre Osman Abdi (C.G) Trader
36.Abdirizaq Aydiid Mohamed (H.A) Student
37.Hussein Osman Jama (H.A)student
38.Khadar Mohamed Ahmed (H.A) Student
39.Bihi Ibrahim Ahmed (H.A) Student
40.Hassan Nur Hersi (H.A) Student
41.Abokor Mohamed Yousuf (H.A)Trader
42.Hassan Guure Abdi (H.A) Trader
43.Khadar nuur Jama (H.A) Trader
44.Ahmed Yusuf Ibrahim (H.A) Trader
45.Mohamed Osman Jama (H.A)Trader
46.Farah Ismail Awale (H.Y) student
47.Yusuf Abdillahi Roble (C.G) graduate Dr.
48.Dayib Abdi Burale (H.Y) Trader
49.Dahir Mohamed Jama Warfaa (H.Y) Trader
50.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale)(C.G) Trader
51.Muhidin Macalin Ahmed (Ogaaden)
52.Saadiq SH. Ahmed (ogaden)
53.Bahyaal Muhumud Jiri (Ogaden)
54.Fuad Abdillahi Ibrahim (Arab)
55.Daud SH. Ibrahim (H.Y).
56.Hussein Kheyre Abdi (H.J)
57.Rashid Mohamed Osman (H.A)
58.Abdi Barre Osman (C.G) graduate
Ilaahay dhamaantoodba Naxariistii Jano ha ka waraabiyo,
Ehelkii Qaraabadii Saaxiibadood iyo dhamaan shacbiweynaha Somaliland na
samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
Source: Halganews.com