SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

 

Sawirkani waa sawir uu ka muuqdo muuqaal murugo leh oo ka turjumaya xasuuqii iyo dabar gooyntii ciidamadii faqashtu ku hayeen Somaliland,  Sawirkan bidixdu waa badhtamaha Hargeysa, ciidamadii faqashta oo hortaagan Huteelkii la odhan jiray Union Hotel  oo Dunsan Sanadkii 1989, sawirka midigtana waa isla hoteelkii oo dunsan waxaana sawirka soo qaaday Guled sanadkii 1996

Union Hotel - 1989                                     Union Hotel - 1996

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE