SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

*** HAMBALYO ***  HAMBALYO  *** HAMBALYO ***

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

5 Sawirada Arooska/Meherkaaga tahniyadaada ku dar qiimo aad u jaban la soo xidhiidh guled@sdwo.com                

       Hambalyo Aroos/Meher/Dhalasho  Wacan 

Siciid Axmed Xasan iyo Farduus Maxamed Yaasiin 

Hambalyo  Aroos   Wacan

 

Aabo Axmed Xasan Seed, Hooyo Ruqiya Cali Nuur, dhamaan reer Axmed Xasan Seed oo kala jooga dalka iyo dibadiisa, Shiine Cilmi Kaahin, Xasan cumar Nuur (Xasan Dacar),Cabdi Xusein Muxumed,C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash,Maxamed axmed cali (geeljire),Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa,Caduur aadan madar,C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage iyo Dhamaan shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. Sidoo kalena waxa Hambalyo Taa Lamid Ah U diraya bahada SDWO.COM,Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin u dirayaan arooska

 

Siciid Axmed Xasan

&

Farduus Maxamed Yaasiin

 

 

 

Oo Caawa  05/1/2012, Arooskoodu ka dhacay Hotel Maasoor ee Magaalada Hargeysa, waxaan leenahay Guurkiinu guur khayr, Gurigiinu Guri Negi Guuloow ka yeel…AAMIIN....AAMIIN….AAMIIN

 

Axmed Adem Maxamud iyo Faysa Xaaji Maxamed Dolaal

Aabo Xaaji Maxamed Doolaal Xasan

Samsam Xaaji Maxamed Doolaal Odaygeeda iyo Caruurteeda.

Fardawsa Xaaji Maxamed Doolaal Odaygeeda iyo Caruurteeda.

Nimco Xaaji Maxamed Doolaal Odaygeeda Iyo Cauurteeda.

Eng Siciid Xaaji Maxamed Doolaal Xaaskiisa Iyo Cauurteeda.

Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed Doolaal.

Nimco Xaaji Maxamed Doolaal.

XasanNuur Xaaji Maxamed Doolaal.

waxaanu tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan Meher

Mudane Axmed Adem Maxamuud
iyo

Marwadiisa Faysa Xaaji Maxamed Dolaal

oo Meherkoodu ka dhacay HOTEL Ambassador ee Magaalada Hargeysa Maanta oo Khamiis ah Bishuna tahay 12/01/2012, waxay leeyihiin Noqda kuwii isku waara, isku raaga, ubad khayr qabana kala hela Arooskiinana ku gaadha basha iyo barwaaqo iyo Nabad qab Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin……………

Baarakalaahu lakum Wabaarka Calykum Wakamaca Baynakum Bul kayr aw fil Khayr

 

Siciid Xuseen Cabdilaahi iyo Layla Cabdale Cabdilaahi

Aabo Xuseen Cabdilaahi Cawaale, Cismaan Cadilahi Cawale, Cabdilahi Xusen Cabdilahi, Maxamed Xusen Cabdilahi Cabdiqadir Xusen Cabdoilahi, Mustafe Xusen C/lahi, Cadnaan Xussen cabdilahi, hodan xusen cabdilahi, iyo dhaman ilma xusen iyo sidoo kale shucayb cismaan cabdilahi iyo xaaskiisa jooflewaxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Maareeyaha Dekeda Berbera eng Cali Cumar maxamed (cali xoor xoor), isagoo ku hadlaya magiciisa iyo kan shaqalaha dekeda waxa uu hambalyo gaadsiinayaameherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Agaasimaha Fullinta Ururka Yovenco Cabdicasiis Sicid Saalax, Mubaarik Maxamed Maxamuud, Gudoomiyaha Ururkaasi Cali Jaamac Caraale,Axmed Abokor, Jaamac axmed ismaaciil, maxamed Aadan dheere, iyo Dhamaan Xubnaha ururkaasi waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Aabo Siciid Saalax Raage iyo Hooyo Saynab Axmed Xayir iyo caruurtooda Abdicasiis Siciid Saalax iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Abdiraxiim Siciid Saalax, Cabdixakim Siciid Saalax, Rooda Siciid Saalax, Foosiya Siciid Saalax, iyo Caruurteeda,

Abdikarim Siciid Saalax iyo Xaaskiisa Mahda Saalim Cubeyd iyo Caruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdikariim siciid, Yuusuf Cabdikariim Siciid, Waxay Hambalyo U dirayaan

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Sayid Jaamac, Siciid Xuseen Cabdilahi, Maxamuud Maxamed Kaahin, Maxamed xuseen Cali (ina dumush) Cabdikarim Maxamed Kaahin, Axmed qani Maxamed Kaahin, Xasan Cige Cilmi, Maxamed Axmed, Baashe Cige Cilmi, Muxiyadiin Cabdilahi Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan (Cinbir), Aamiin Ibrahim Cabdi, Maxamed Cabdiraxmaan Axmed, Axmed Cabdiraxman Axmed, Faysal C/Raxmaan Axmed, Mawliid Aadan Faarax Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Aabo Cabdale Cabdilaahi iyo Caruurttisa, Caaqil Faarax Cumar, Maxamed Xaaji Maxamuud, Cabdilahi Gadar, Bootaan C/risaaq Dubad, Faarax Askar Ibraahim, siyaad dahir, Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed Carab, Weriye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir, Maxamed Xusen Cali, Aamiin Ibraahim Cabdi, Ayaanle xuseen, Muraad Saalim cubeyd, Mustafe Saalim Cubeyd, Khadar Aadan Sahal, maxamed cumar maxamed, ismaaciil cumar maxamed , dhamaan dadkaasi waxay hambalyo gadhiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

 

Cabdiqadir Mahdi Ismacil iyo Roada Ismacil Yusuf

Dhammaan ARDAYDA MAGACYADOOD Hoos ku Qoran EE JOOGTA DALKA HINDIA INDIA waxa ay Hambalyo u dirayaan

CABDIQADIR MAHDI ISMACIIL
IYO
RODA ISMACIIL YUSUF
OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGALADA HARGIESA SOMALILAND MANTA OO TAARIIKHDU TAHAY 10/01/2012


Waxanan leenahay noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela, ee Gurigooda Lagu Nasto, kuna Liibaana
.....…AmiIn AmiIn Amiin

Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Nabiga C.S.W ee ahayd.

Baarakalaahu Laka Wabaarakalaahu calaykum Wajamaca BaynaKumaa Filkhayr…

1) SICIID MOHAMMED IBRAHIM
2) KHADAR YOUSUF ELMI
2) SACIID MOHAMED MAHAMUUD
4) YUUSUF SHEEQ IBRAHIM SHEEQ MADAR
5) IBRAHIM MAHAMED FARAH
6) AHMED NUUR MAHAMUUD
7) MUSTAFE CABDIKARIIM CABDILAHI
8) MAHAMED HAYBE CUMAR
11) HASSEN NOUR MOHAMMED
16) ZAMZAM CAKULE
17) DEEQA CAKULE
18) AYAAN ABDILAHI

 

Khadar Ahmed Baarjeex iyo Khadiija Dr Abdullahi Sh. Mohamed Walaaleeye

Hassan M Jama “Heiss” iyo bahda Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkadda Dahabshiil, iyaga oo kaga wakiil ah dhammaan maamulka, saraakiisha, hawlwadeenka, laamaha iyo wakiillada shirkadaha Dahabshiil Group, waxay hambalyo kal iyo lab ah u dirayaan

Khadar Ahmed Baarjeex

iyo

Khadiija Dr. Abdullahi Sh. Mohamed Walaaleeye


oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel Ambassador, Hargeisa, Wiil & Caano.. Gabadh & Caano..

 

 

Saeed Mohamed Ibrahin iyo Hodan Ahmed Jama 

 

Tahniyad Aroos oo ka timid walidin ta labada dhinac xaga caruuska oo ah Abo Mohamed Ibrahin Mohamuud iyo Hooyo Canab Cabdi Xasan xaga caruusada oo ah Abo Ahmed Jamac Mohamed Iyo Hooyo Fosiya Abdilahi Findhe
Waxay halkan hanbaloyo iyo bogaadin uga diraynaa Caruuska iyo Caruusadiisa oo kala ah Saeed Mohamed Ibrahin Iyo Hodan Ahmed Jamac oo Aroos koodu kadhacay magalata burco ee gobolka togdheer gar ahaan hotel Barwaaqo waxaanu leenahay ilahay ha idin ka dhigoo ku wii is ku waara ee u bad kharqaba kala helaa allaahu ma aamin……….aamiiiin……………aaamiin
Waxakale oo halkan ka han bal yey naya dhamaan dad kan oo kala ah

Abdilahi Mohamed Ibrahin
Abdinasir Mohamed Ibrahin ]
Omar Mohmed Ibrahin
Muna Mohamed Ibrahin
Saynab Mohamed ibrahin
Amina Mohamed Ibrahin
Shadiya Mohamed Ibrahin
Kaltuun Mohamed Ibrahin
Khadra Mohamed ibrahin

Mohamuud Ibrahin Mohamuud iyo xaskiisa iyo caruurtisa
Osman Ibrahin Mohamuud iyo xaskiisa
C/rahman Ibrahin Mohamuud iyo xaskiisa
Ahmed Ibrahin Mohamuud iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Ali Ibrahin Mohamuud iyo xasaskiisa
Yusuf Ibrahin Mohamuud iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Casha Ibrahin Mohamuud
Maryama Ibrahin Mohamuud
Sahra Ibrahin Mohamuud
Amina Abdi Hasan iyo odaygeeda
Safiya Abdi Hasan iyo Odaygeeda iyo caruurteeda
Yusuf Jamac Yusuf iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
ILMA ALI NUUR
Omar Ali Ahmed iyo xaskiisa
Said ali ahmed iyo xaskiisa
Adan ali ahmed iyo xaskiisa
Fadumo ali ahmed iyo odaygeeda iyo caruurteeda
Aamina ali ahmed iyo oadaygeeda iyo caruurteeda
Maryan ali ahmed iyo odaygeeda iyo caruurteeda
Rooda ali ahmed iyo odaygeeda
Xaliimo ali ahmed
ILMA AHMED (NAWRIISH)
Mohamed ahmed hasan iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Faysal ahmed Hassan iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Mubarik ahmed Hassan iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Kaltuun ahmed Hassan
ILMA MOHAMED MUUSE
Mustafe Mohamed muuse
Mukhtaar Mohamed muuse iyo xaas kiisa
Abdirisaq Mohamed muuse
Mohamed danaakin iyo xaas kiisa
Suaad yusuf jamac
Muna yusuf jamac

Dhamaan dad kan oo kala jooga wadama badan oo kala duwan sida UK, Sweden, Denmark, Norway, Dubai, iyo Somaliland waxay hanbalyo aroos hawada u marinayaan boqorka iyo boqorada saeed Mohamed ibraahin iyo marwadiisa Hodan Ahmed Jamac oo ay leeyihin noqda ku wii is ku waara ee umad khar qaba kala hela aamin aaamin……………….. aaamin………………..aaamin……………….aaamin
  

 

 

 

 

Ibraahim Cabdiraxman Sheikh Bashir iyo Ifraax Maxamuud Cabdi  

Gacal iyo Sokeeyba guurkiina  lagu farax

 

Anago ah kala ah:

Shaafici muuse gaafun

Jaamac Hussein (jamac dheere)

Najax ali bahdon

Sheikh axmed maxamoud

Maxamuud yusuf cabdi

Ismaaciil cabdilaahi cabdi (dacwi)

 Sheikh Maxamuud xuseeen

Mustafe maal

Mustafe muuse

Farxaan axmed muuse

Aaxmed aadan xirsi

Aadam diiriye

Ibraahim siciid

Ibaahim aadan ibraahim

Eng ridwaan abdiraxman

Yaxye cali idriis

Cabdicasiis qambi guhaad

Maxamed maxamuud ciise (AWoowo)

Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

 mudane Ibraaahim cabdiraxmaan sheikh bashiir  iyo  marwo ifraax maxamuud cabdi


 oo meherkoodu maanta oo 19/Dec/11 ka dhacay hotel maansoor ee magalada hargeisa.

Waxanu leenahay- 

 Allow nolol aayatiin wacan

Farxad aan dhamaano

Dhidibkeedu yahay diin

Ku dhisaan aroos wacan

Ku dhaqaan dhalaan wacan…aamiin aamiin

Aqal galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo.ilahayna ha idinka yeelo rerki lagu naste lagu nagaado

 

Cabdiqani Cismaan Xandulle iyo Raxma Maxamud Cabdi  

 

Dhamaan Bahda SDWO Guled Abdi Sheekhaash, Axmed Maxamed Yusuf, Shiine Cilmi Kaahin iyo Asaxaabta kale ee Cabdilaahi Abokor Cabdilaahi, Khadar Abokor Cabdilaahi, Siciid Axmed Yusuf, Cabdilatif  Xuseen Meygag, Maxamed Cumar Meygag, Mustafe Xasan, Yasin Maxamed Ducaale, Xasan Waraabacade,  Yusuf Caawiye, Mukhtar Taysa, Xasan Maal, Xuseen Dayib, Ismacail Maxamed Gadiid, Cabdirashiid Cabdi Maxamed, Cabdirisaaq Xuseen Balayax, Yusuf Dhamac, Cabdimujiid Siciid,  Axmed-Keyse, Ibrahin Xaaji Siciid, Barkhad, Mowliid Kabayare, Maxamed Siciid Cagadable, Yusuf Xuseen Cabdalla, Mustafe Durdur, Cabdirashiid Cabdiraxman Xasan, Cabdilaahi Maxamed Cali - Suxufi,  Axmed Yusuf Guled,  Xasan Bile, Leyla Cawad, Samsam Cawad, Farduus Cawad iyo Saynab Xaaji Gaydh.

 

 

Dadkan oo kala Jooga UK iyo Somaliland,  Waxaay dhamaan hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan, Cabdiqani Cismaan Xandule iyo Raxma Maxamud Cabdi oo meherkoodu todobaadkan ka dhacay hotel Crown ee magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu leenahay noqdo kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu Guur Khayr, Gurigiinu Guri Nagi, Guuloow ka yeel, - Aamin.

 

 

 

 

 

 

Mustafe Maxamed Adan (Mujaahid Gacma Dheere) iyo Hodan Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

 

Waxa maanta magaaladda Hargeysa lagu qabtay Meher il-yartu is-qabatay oo midaysay Akhyaar Hawl iyo Halgan dheer u soo martay Somaliland, hal-doorka siyaasiyiinta Dalka oo isugu jiray Siyaasi, Guurti, Xildhibaan iyo masuuliyiin kala duwan oo xilal kala duwan ka haya Midhihii Halganka oo ay Ubaxii ka beermay Qoys Yagleeleen.


Madasha kulankaasi ka dhacay waxay ahayd mid ka mid ah Hoolalka waaweyn ee Huteelka Maan-soor ee Hargeysa Hoodaale 1 kaasoo bar kulan u noqday dhamaan inta magac iyo muuq is-bida ee ku nool Somaliland. Hadafka loo soo Ururayna waxa uu ahaa Maamuusida Meherka Ubad Aabayaashood ku suntan yihiin Halgankii SNM ee Dalka lagu xoreeyay oo kala ah Boqor Mustafe Maxamed Aadan (Mujaahid Gacma-dheere) iyo Hodan Mujaahid  Muuse Biixi Cabdi.


Meherkan oo ahaa mid lagu Xer-geeyay waayo waayo iyo xusuuso dadka intooda badani ay iloobeen ama aanay garanaynba intii Kacaantay dabadeed oo aynu odhan karno Qoyska loo kulmay laftooda ayaa ka mid ah intii hano-qaaday ayaa lagu furay Farxad, Qosol, Xusuus iyo Indho-doogsi, waxaana intii aan loo holan isku-hibayntooda Sooyaalkii Taariikheed ee Qoyska la Aasaasay Aabayaashood soo mareen ka sheekeeyay Oday Maxamed Cabdi Arabay, C/raxmaan Aw Cali Faarax iyo Oday X Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe.


May ahayn mid lagu soo koobi karo Qoraal hase yeeshee waxay Odayaashaasi Qoyska la yagleelay iyo Somaliland-ba u soo jeediyeen in uu Meherkani ka mid yahay Guulihii ka dhashay Waayihii qadhaadhaa ee la soo maray isla markaana loo baahan yahay in la wada ilaashado.


Sh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada magaca ku leh Somaliland oo Madasha Boqorku fadhiyay ka muuqday sida dhaqanka Somaliyeed yahay oo marka la isku yimaado ay isku arkaan Odayada labada dhinac iyo Markhaatiyayaashu ayaa Kitaabkii ula kala baxay waxaanu Meher iskugu jiiday Boqor Mustafe iyo Boqord Hodan iyadoo intii goob-jooga u ahayd munaasibadaasina Duco ku xoojisay


Waxaan la Hilmaami Karin oo madasha dhaayahooda ku daawanayay Labeentii Dhalinyarada Somaliland ee aan odhan karno waxay ahaayeen inta ay isku Filka yihiin boqorka iyo boqorada xafladda loo qabtay oo looga baahan yahay inay inta ka danbaysa u jeexaan Guur xalaal ah. Si mustaqbal fiican ay u helaan.

 

Isku soo duuboo madasha Meherku ka dhacay waxa lagu soo af-meeray dhaqan aan hore loo arag gaar ahaana waxa caado noqotay Odayada labada dhinac inay kala yaacaan marka Meherku dhamaado ee Gabaatiga iyo yaradka la kala qaato hase yeeshee waxay ahayd mid aad moodo Ul iyo Diirkeed in la isku ahaa oo mar kaliya la soo wada dareeray

Axmed Maxamed Shaqalle - Hargeisa

 

 

 
USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work   Malaria- Kaneecada Daily Health Advice   Khat Report   Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE