SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

*** HAMBALYO ***  HAMBALYO  *** HAMBALYO ***

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

   

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

 

Hambalyo Meher Farxad leh

           
Dr Cabdirashiid Daahir Aye iyo Asma Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ali Jawhar

 

Dhamaan Ardaydan oo wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Hanbalyo iyo Bogaadin Aan la soo koobi karin u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada….
Sidoo kale Anigoo ah C/samad X Axmed Misan iyo weliba  Ardayda wax ka barata Jamacada Karachi waxaanu si wadajira tahniyad ugu diraynaa 


Boqorka Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Boqrada: Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar


oo meherkoodu ka dhacay Magaaladda Borame ee gobolka Awdal,Jamhuuriyadda Somaliland Tariikhdu mar kay ahayd 30/3/2009, waxaanu Leenahay noqda ku wii isku waara oo ubad iyo khayr qaba kala hela, weliba waxaanu idin leenahay { Reerkii Lagu Naste Lagu Negaadee Wada Jiree Nabad gala Allahayoow Idinka yeel.} { Waynaha waxaad waydiisataan ha ka waayinee wada Nolaadoo Nabad Ku Waraa Wada Nolaadoo Nabad Ku Waraa }



aamiin-aamiin-aamiin -aamiin-aamiin-aamiin

Magacda Ardayda Jamacada Karachi,,

1-Abdisamad X ahmed { Misan Khan }  

2- Farhan Bashir Hassan

3- Ayaanle Aadan Xasan { Ayanle Yare }

4-Adam Mohamed Adam { Masri }

5-Abdiwali Abdullahi Jamac

6-Abdirahman Mohamed qeylshe

7-Abdinasir Mohamed Sheikh { Shubka}

8-Abdirnasir Mohamed Cali { Dinaa }

9-Abdirizaq Mohamed Yuusuf { Ithna Cashar }

10-Abdirizaq Mohamed Aadan

11-Hassan Mohamed Aadan { Kuwataro }

12-Mohamed Abdirizaq { Cagayare}

13-Ibarhin Mohmed Olad {Indha Shite}

14-Kamaal Guuleed

15-Qays Husein Buraale

16-Farhan Ali Elmi

17-Mukhtar Diriye Khalif

18-Ali Bishar Abdirahman .

19-Ahmed Huseen Irbad

20-Abdifatah Mohamed Adan .

Dhamaan Anagoo ah Ardayda Jamacada Karachi waxaan mar labad leenahay  hanbalyo Boqorka iyo boqoradaba,,,,,,,,,,,

 

 

 
USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work    Malaria- Kaneecada  Daily Health Advice   Khat Report    Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE