SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

Xus oo xasuusnow maalinta qaaliga ah ee aasaaskii ururkii SNM 6th April 1981

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

 

 

 

 

 

 

6th April  2009 waa sanadguuradii 28aad ee ka soo wareegtay markii u horeysay ee SNM lagu dhawaaqay, Ururkii xaq u dirirkii Somali National Movement.

Illahay waxaan uga baryaynaa dhamaan mujaahidiintii ku shihiiday xoraynti Jamhuuriyada Somaliland inuu naxariistii jano ka waraabiyo, Ubadkii, xaasaskii, waalidkii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo, Ilaahayna gargaar u fidiyo.  Dadka reer somaliland na waxaanu leenahay Xus oo Xasuusnoow Mujaahidkaaga.

Dhiigayga geedkaan uga dhigay biyaha iyo, Miyay dheefta calanku dadka naga dhaxaysaa,  Dhimasho iyo miyay cidi dhibta iila simantahay, Dheeldheel kumaan helin, Dhayal la iima siine, dhulku maalintii hore(1960) maantuu igaga dheeryahay

Daawo Fiiyowgan Taariikhiga ah 17kii July 1988 Saraakiishii Faqashtii oo Hargeysa ku shiraysa sidii Geedeeble, Anyo iyo Biyo shiinaha loo weerarilahaa

1988kii Hargeysa oo dunsan oo meydku dhex daadsanyahay daawo fiidyowgan hoose 

Dharaaraa ina soomaray shantoo dhaban la saariyo ku ekeyd dhibaatadu inta dhagar la geystiyo waxa dhacay ma maqasheen (Axmed Jiiniyas -A.H.N.)

 

 

1988kii Hargeysa fiidyow faqashtii iska duubtay iyagoo magalaada Madaafiic ku garaacay 

 
USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work    Malaria- Kaneecada  Daily Health Advice   Khat Report    Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE