SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

Click Here - qaybtii  2aad hadii ay ku dhaaftay)

             (Click Here - Qaybtii 3aad hadii ay ku dhaaftay)

 

Waxaan u soo Joogay

Wakhtigii Tegay iyo Somaliland dhibaatooyinkii ka dhacay 1982 - 1988

Waa Taariikh aan dib ugu egayno cadaadiskii lagu hayey reer Somaliland ee sababay in dagaal hubaysan lagala hortago taliskii dhiigyo cabkii siyaad bare

Dhacdooyinkaasi waxay iskugu jiraan, qaar murugo leh, qaar naxdin badan, qaar cadho leh iyo qaar qosola.

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND 

bulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbulletbullet

Maqaalka 18aad:   True Story - Part One - Sheeko taxano ah Waxaan u soo joogay dil iyo xasuuq fool xun oo ka dhacay degmada cadaadley 1988kii   

Maqaalka 17aad:  True Story - Part Two - Sheeko taxano ah Waxaan u soo joogay dil iyo xasuuq fool xun oo ka dhacay degmada cadaadley 1988kii   

Maqaalka 16aad:  True Story - Part Three -  Sheeko taxano ah Waxaan u soo joogay dil iyo xasuuq fool xun oo ka dhacay degmada cadaadley 1988kii   

Maqaalka 15aad:  True Story - Part Four -  Sheeko taxano ah Waxaan u soo joogay dil iyo xasuuq fool xun oo ka dhacay degmada cadaadley 1988kii                               

Maqaalka 14aad - Waxaan u soo joogay xasuuqii Ceel Afweyn iyo Kal shiikh - By Siciid M. Godir

bullet Maqaalka 13aad - Waxaan u soo joogay xasuuqii Dooxa mako Durduro ee Hargeisa 1988 by. Ayaan Nuur
bullet Maqaalka 12aad - Part1 - Waxaan u soo joogay Jebintii Jeelka Mandheera - by Abdirasaq Alpho
bullet Maqaalka 11aad - Part 2  Waxaan u soo joogay Jebintii Jeelka Mandheera - by Abdirasaq Alpho
bullet Maqaalka 10aad - Part 3 - Waxaan u soo joogay Jebintii Jeelka Mandheera - by Abdirasaq Alpho
bullet Maqaalka 9aad - Part 3 - Intii laygumaylahaa Geeri baan ka doortay 1988 - Muj Xiimaaye
bullet Maqaalka 8aad - Part 2 - Intii lay gumeynlaa geeribaan ka doorbiday 1988- Muj. Xiimaaye
bullet Maqaalka 6aad - Part 1- Intii lay gumeynlaa geeribaan ka doorbiday 1988 - Muj. Yuusuf Xasan (xiimaaye)
bullet Maqaalka 7aad - Ciidankaii Kontroolka Hud-dusa ee Berbera iyo Buurta sheekh dhexdooda -  Ciisa Aw Maxamuud
bullet Maqaalka 5aad - Waxaan u soo joogay dagaaladii 1988kii. by. Garyaqaan  Cawad Dooyo
bullet Maqaalka 4aad - Waxaan u soo joogay - Wiil lagu dilay dhagaxtuurkii 1988kii  by. Guled Cabdi
bullet Maqaalka 3aad - Waxan u soo jogay - Dilkii Macalinkaygii - Dhagaxturkii 1982 - by. Khadar Hassan
bullet Maqaalka 2aad - Waxaan u soo joogay - Hargeysa 1985  by. Guled Cabdi 
bullet Maqaalka 1aad - Waxaan u soo joogay - In la isku dayey in gabadhayda la faraxumeeyo - Ciise Xirsi

 

Please noo soo dir wixii dhacdo ah ee aad goobjoog u ahayd nooguna soo haagji sdwouk@yahoo.com ama webmaster@sdwo.com

 

SDWO.COM) Somaliland waxay soo martay taariikh dheer.  Laakiin mida in wax laga qoro mudani waa dhibkii ay soo mareen dadka ku dhaqan Somaliland xiliyadii ugu xumaa intii u dhaxaysay 1982 - 1988.  Waxa jirta in dadka intooda badani ay u soo joogeen dhib, cadaadis, cabudhis iyo dil lagula kacay iyaga laftooda ama arkay iyadii oo muwaadiniin kale lagula kacayo. 

Hadaba waxa anagoo raadinayna sidii taariikh looga reebi lahaa cadaadiskii weynaa ee dadka uu ku hayey taliskii Siyaad Bare idinka codsanaynaa hadii aad haysaan dhib ka mid ah dhibaatooyinkii intii u dhaxaysay 1982 - 1988  inaad halkan noogu soo gudbiso iyadii oo si taxane ah halkan wiig walaba ugu soo bixidoonta. Please noogu soo hagaaji  sdwouk@yahoo.com ama webmaster@sdwo.com

USEFUL LINKS  Khat Report  Depression is increase in Somalis   Sports  Money    History of  Somaliland    UK Immigrations - Somalia    Diabetes -Health   Quran DownloadSomali & East  African Music   UK Entery Visa         English football - Premiership        American Green Card      Computer Crime  The Mad Mullah who shamed us in Somaliland        

  

 

 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE