|
Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

|

Hotelka Summer Time Wuxuu Kuugu Bushaaraynayaa inuu kuu Diyaariyay Hoolka Shirarka ,Xafladaha Aroosyada , Meherada iyo Wixii kale ee qof waliba u baahdo.


Summer time Wuxuu kuu adeegi doona oo aad Cuntooyinka ka helaysa ilaa 3 Habeenimo.


Summer Time waxa uu aad ugu caanbaxay xiliga xagaayada oo dadka qurbajooga ahi marka ay booqashada fasaxyadooda dalka ku yimaadaan inay noqoto goob ay habeenkii ku kulmaan oo ay ka casheeyaan kuna caweeyaan oo ay ku qaataan neecawda Hargeysa dhirta hoosteeda ee aadka loogu xardhay dhirta iyo nalal kala jaadjaad ah.
Waxa kale oo uu kuugu soo dhaweynayaa wakhtiga Xagaaga ee uu la magaca yahay.
Waixii Faahfaahin ah ee intaa dheer kala Xidhiidh Telefoonadda Kala ah: Tel: OO2522570047, 303788, Mobile 002522 4122891 Ama

Shaqaalaha Sumer Time oo ku jira laba cisho oo tababar xaga shaqada ah Jan 2010

Shahaadooyin la gudoonsiiyey shaqaalaha Sumer Time 8th Jan 2010

Mulkiilaha Sumer Time Siciid Sh. Cumar oo ka hadlaya tababar 2 cisho u socday shaqaalah sumer time Jan 2010
Hargeysa, Somaliland
|